Ogeysiis: Ku: Ardayda Jaamacadda ee Imtixaanka Midterm ku u socdo Waxay Jaamacaddu ogeysinaysaa dhamaan ardayda heerka labaad, saddexaad iyo Afraad ee imtixaanka Midtermku u socdo in waxbarashadu dib ugu bilaabmi doonto maalinta Sabtida 10ka November 2018.

Ogeysiis:
Ku: Ardayda Jaamacadda ee Imtixaanka Midterm ku u socdo

Waxay Jaamacaddu ogeysinaysaa dhamaan ardayda heerka labaad, saddexaad iyo Afraad ee imtixaanka Midtermku u socdo in waxbarashadu dib ugu bilaabmi doonto maalinta Sabtida 10ka November 2018.