Imtixaanka soo gelitaanka Jaamacadda Hargeysa ee ay u fadhiisan doonaan ardayda dugsiga sare ka soo baxday, waxa la qaadayaa maalinta Khamiista ah ee 15 ka Nov, 2018 ka. Haddaba si aad u ogaato wakhtiga aad gelayso adiga oo mahadsan, fiiro gaar ah sii SMS kaaga maalmaha soo socda.