The President Of The Republic Of Somaliland Mr. Muse Bihi Abdi Visit To The University Of Hargeisa

Maanta Oo Tariikhdu Tahay 22-5-2018 Waxaa Jaamacadda Hargeisa Booqasho Kadisa Ku Yimid Madaxwaynaha Jamhuriyada Somaliland Mudane Musse Bihi Abdi Isaga Oo Kulamo La Qaatay Gudoomiyaha Jamacada  Hargeisa Dr Mohamoud Yusuf  Muse Iyo Maamulka Kala Duwan Ee Jamacada.

Gudoomiyaha Jamacada Hargeisa Iyo Maamulka Kala Duwan Ee Jamacadu Waxay Warbixin Ka Siiyeen Madaxwaynaha Hawlaha Jamacada Sida:

  1. Waxqabadka Maamulka Jamacadda
  2. Xaalada Tayada Waxbarashada Iyo Cilmi Baadhista Ee Jamacadda
  3. Adeegyada Ay Jamacaddu U Fidiso Dadwaynaha

Madax Waynuhu Waxa Uu Sidoo Kale Kormeeray  Goobaha Wax Barashada Sida Class Yada,  Macadka Xalinta Khilaafaadka,   Laboratory Ga,  Lab Ka Pfm Ka Iyo Qaybo Kale Oo Ka Mid Ah Jamacada.

Waxa Kale Oo Xusid Mudan In Maamulka Jamacadu Ay U Ku Wargaliyeen Madaxwaynaha Sida  Uu Dastuurka Jamacadu Dhigayo In Madaxwaynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Jsl  Yahay Gudoomiyaha Guud Ee Jamacada Hargeisda (Chancellor ) Waxaanay Maamulka Jamacadu Ubalan Qaadeen Madaxwaynaha Iney Ula Socodsiin Doonaan Xogta Iyo Warbixinta  Jaamacadda Si Joogto Ah.

—–

Today’s Date 22 May 2018 – Marks the Very Unexpected Visit the President of the Republic of Somaliland Mr. Muse Bihi Abdi Paid The University Of Hargeisa. The President Of The Republic Of Somaliland Mr. Muse Bihi Abdi Met With The University Of Hargeisa President Dr. Mohamoud Yusuf Muse And The Various Administrative Parties Of The University Of Hargeisa.

The President Of The University Of Hargeisa And the Various Administrative Parties Of The University Gave The President Of The Republic Of Somaliland A Delineation About The University Of Hargeisa, Some Of The Discussed Points Where But Not Limited To:

  1. The Accomplishments Of The Administration Of The University.
  2. The State And The Quality Of Education And Research At The University.
  3. The Public Services Carried Out By The University To The Public.

The President Of The Republic Of Somaliland Mr. Muse Bihi Abdi Also Patrolled The Various Educational Facilities Of The University Of Hargeisa: The Classes, The Institute For Peace And Conflict Resolution, The Labs, The Pfm Lab And The Various Other Facilities Within The University.

The Administration Of The University Of Hargeisa Informed The President Of The Republic Of Somaliland Mr. Muse Bihi Abdi That According To The Constitution Of The University Of Hargeisa He Is Regarded As The Chancellor Of The University Of Hargeisa, The Administration Of The University Also Promised The President Of The Republic Of Somaliland That They Will Keep Him Informed Of The University Developments And News.