REGISTRATION OPEN!

Registration kii wuu u furanyahay ardayda freshman ka kasoo baxaya ee sophomore ka galaya, ardayda sophomore ka kasoo baxaya ee junior ka galaya, ardayda junior ka kasoo baxaya ee seniorka galaya.

Registration ku wuxuu furnaanayaa Sabitada Galinka Danbe ee 1 Sept 2018 ilaa Khamiista 6 Sept.