Heshiis Kii Dhex Maray Xafiiska Barnaamijka Shaqo Qaran ee JSL iyo Jaamcadda Hargeysa

Xafiiska Barnaamijka Shaqo Qaran ee JSL iyo Jaamcadda Hargeysa waxa dhex maray heshiis, qodobaddii ugu doorka  roonaa ahaayeen kuwan hoos ku xusan:

  • In ay Jaamacadda Hargeysi martigaliso ka qaybgalayaasha haweenka ah ee barnaamijka Shaqo Qaran ee qobalka Maroodi -Jeex oo tiradoodu dhan tahay 122 hablood.
  • In ay Jaamacaddu xarunteeda ku tababarto gabdhahaas muddo saddex bilood ah oo ka bilaabmaysa January 2019 ilaa March 2019.
  • Jaamacaddu waxay siinaysaa tababar ku saabsan “Civic & Ethical Education” taas oo ay qaadanayaan saddex maalmood todobaadkiiba una dhigan ta 12 saacadood todobaadkii.