ASSESSMENT EXAM

Ogeysiis Muhiim Ah:
Imitixaanka Qiimaynta:
K&M waxa ay ardayda danaynaysa ka qaadaysaa imtixaanka qiimaynta level English ka uu ardaygu marayo, ardaydaaso oo noqon doonta ku wa hada Freshmen iyo Senior ka ku jira. Imitaanka ma’aha mid loogu talo galay in uu ardaygu baaso ama dhaco laakiin waxa loogu talo galay in lagu qiimeeyo ardaygu level kiisa luuqada English si looga bilaabo meesha u gu fiican.
.
Taariikhda/DATE: WEDNESSDAY 25 TH, JULY 2018
Goobta/PLACE: HALL D (NEAR GRADUATION)
Wakhtiga/TIME: 10:00AM – 2:00PM
Wa looga baahan yahay in uu ardaygu la yimaado imitixaanka/REQUIREMENTS:
1. UNIVERSITY ID CARD
2. $ 10 FE
Wixii macluumaad intaa dhaafisiisan kala xidhiidh number ka 0633344401