Al Isra Wal Miraj

The University of Hargiesa will be closed on Wednesday 3rd of April 2019 for the commemoration of Al Isra Wal Miraj of our beloved Prophet Mohamed (Peace be upon him). May Allah guide us all to the right path of our beloved Prophet Mohamed (Peace be up on him)
 
Waxay Jaamacadda Hargaysa si xushmad leh u ogaysiinaysaa dhammaan ardayda, Maamulka, shaqaalaha iyo dhammaan dadweynaha in Jaamacaddu fasax ahaan doonto maalinta Arbacada ee taariikhdu tahay 03 /04/ 2019 , xuska Israa iyo Micraajka Nabigeenii Suubbanaa awgeed. Ilaahay ha inagu hanuuniyo jidkii toosnaa ee Nabigeennii suubbanaa (N.N.K.H.A.)